Kheyre oo Goob Fagaare ah ka cadeeyay Ujeedka uu Cadaado u tagay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ayaa sheegay in DFS ay ka go’antahay in la dhammaystiro hay’adaha dowladeed ee maamulka Galmudug. Mudane Xasan Cali Khayre oo khudbaddiisa ku sheegay in uu Cadaado u yimid in uu la kulmo waxqaradka iyo maamulka … Continue reading Kheyre oo Goob Fagaare ah ka cadeeyay Ujeedka uu Cadaado u tagay (Daawo Sawirada)